Tuesday, December 4, 2007

goono gaalo:guushooda, gumeesigooda iyo gafkeena

Awawgay ninkii adoonsaday
Ninkii Aabahay indhaha tiray
Ninkii anigana i iibsaday
Hadaan arkayoonan ka aarsan karayn
Hadaanan Aadanow unuunka jarayn
Aan ooyee albaabka ii xidha.

Sunday, December 2, 2007

salaam mustaqbal!

mustaqbalkeega ilaahaa haayo ...balse imtixaanka aduunka anoo ii yaalaa.

india muhimada koowaad aan u joogo waa aqoon ,hadaa seego i'm zero.

beri waalid iyo walaalo, rafaadkeega ma sugayaan ,raad fiican waa in aan yeesho.

aduun waa lacag , waa aqoon ,waa xoog...wax kasto garab ee rabaan ..grabkaaga garab ilaah ha noqdo.

hadaa rabtid riyadaada ,raadis haka daalin ama ha riyoonba gabi ahaan.