Saturday, October 20, 2007

Wednesday, October 3, 2007

Monday, October 1, 2007

QABYAALAD WAXNA IGA BISAY WAXNA II BISLEESAY-un published book

the plot of de story:qabyaalad hadee magac awoowe ku bilaabatay ,oona lala duugi waaye! curiga dheer ayaa siiyay magac kale lagu faano,gadaalahaan danbena la isku dilo,"nasab" iyo madax banaani iyo sifaatkale ayee ku darsatay kiishkeeda qadiimka ahaay oo awoow u siiyay in eena dhuminoo laga warqabo! ..qabyaalad hadaa hadee awowe khiyaantay ,wiilashiida iyo gabdhihiisa ayaa isku afgartay in la laga qaado wax kastoo xaq daro ee ku heshay ...wyga lagu gaari karo waa diin iyo fidradii oo loo noqdaa lagana fogaadaa qabyalada fadarada ah!

1) in hospital
2)dead
3)prison

CONCEPTS:
1) WAX AAD QABSAN KARIN ..EX: SIDA HABEEN IGU DHACDAY OO AAN XITAA BIYA AAN KALA SOO BIXIWAAYE FREGKA! CAAJIS'LAAN BALSE MORAAL DILAAC UN.
2)SHORT CUT! : SOMALIDA SI FUDUD RABAAN IN EEY WAX KU NOQDAA..RAADI QOF LACAG LEH..ADIGA HA IS DHIBIN!!!!!!!!!!!