Tuesday, December 4, 2007

goono gaalo:guushooda, gumeesigooda iyo gafkeena

Awawgay ninkii adoonsaday
Ninkii Aabahay indhaha tiray
Ninkii anigana i iibsaday
Hadaan arkayoonan ka aarsan karayn
Hadaanan Aadanow unuunka jarayn
Aan ooyee albaabka ii xidha.

Sunday, December 2, 2007

salaam mustaqbal!

mustaqbalkeega ilaahaa haayo ...balse imtixaanka aduunka anoo ii yaalaa.

india muhimada koowaad aan u joogo waa aqoon ,hadaa seego i'm zero.

beri waalid iyo walaalo, rafaadkeega ma sugayaan ,raad fiican waa in aan yeesho.

aduun waa lacag , waa aqoon ,waa xoog...wax kasto garab ee rabaan ..grabkaaga garab ilaah ha noqdo.

hadaa rabtid riyadaada ,raadis haka daalin ama ha riyoonba gabi ahaan.

Tuesday, November 6, 2007

geesinimo iyo magac iyo hanuun...complete life

Time Travel: Einstein's big idea (Theory of Relativity)

MAINE PAYAL

marki koowaad somaliya aa ku maqlay!

furiin maxaa keeno...

aroos waa school oo kale class aadan gaarin ma galeesid,hana isku galin!..
macalimiintaada ixtiraam,(read it fmily in-law)!schoolka hal cunug aa ka tahay ,ha sugin kool koolinta hooyo macaan!...harsh? yeah but